Daawo Muuqaal: Shirweynahii Dhalinyarada Somaliland oo La Soo Gebagebeeyey

0
1016

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirweynahii Dhalinyarada Somaliland oo ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah ayna ka wada qayb qaadanayeen qaybha dhalinyarada ee Gobolada iyo Degmooyinka Dalka oo lagu eegayey caqabadaha dhalinyarada hortaagan iyo sidii ay uiga qayb qaadan lahaayeen Horumarka dalkooda ayaa lagu soo gebabebeeyey Magalada Hargaysa, waxaana ka soo baxay Qodobo Muhiim ah.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here