Daawo Muuqaal: Nimco Samriye oo Waraysi Xiiso Leh La Yeelatay Marwada Madaxwaynaha Somaliland

0
862
Hargeysa, (HargeisaPress) — Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde, ayaa waraysi dhinacyo kala geddisan taabanaya oo ay la yeelatay Wariye Nimco Samriye oo ka tirsan Telefishanka HCTV, waxa ay kaga hadashay taariikh-nololeedkeedii, waayo-nololeed ee ay isla soo mareen Madaxweyne Siilaanyo, doorka ay ku leedahay go’aamada uu madaxweynuhu ku hoggaamiyo talada dalka, noocyada Suugaanta, Heesaha iyo fannaaniinta ay dhegaysigooda jeceshay iyo qodobbo kale oo xiiso badan.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here