Daawo Muuqaal: Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Wasiirka Caddaaladda Oo Kormeeray Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa

0
705

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Wasiirka Caddaaladda ayaa Kormeeray Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa oo haatan la dhigayo dhuummaha biyaha soo gaadhsiinaya magaalada Hargeysa.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here