Daawo Muuqaal: Khudbadii Wasiir Cukuse Ku Sagootiyey Wasaaradda Warfaafinta & Guulihii Waxqabad ee u Hirgalay

0
852
Wasiirka Wasaaradda xanaannada Xoolaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Cusub ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda Md Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ahna wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here