Daawo: Fanaanka caanka ah ee Daa’uud Xanfar oo soo Saaray Heeso Cusub

0
2234

MUQDISHO , (HargeisaPress) —Fannaanka caanka ah ee Daa’uud Xanfar oo ku sugan Magaalada Muqdisho ee Xarunta dalka Somalia,ayaa Waraysi uu siiyay Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta ee Horn Cable Tv ka qaday Heeso door ah.

 

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa mid ka mid ah Heesihii uu qaaday Fannaanku oo magaceedu yahay(Yaa isku kaa marmara).

 

 

 

 

 

Daawasho wacan

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here