Daahir Riyaale oo Soo Bandhigay Waxyaabihii Sababay Burburka Xisbigii Udub, Cidii Ka Dambaysay iyo Qaabkii Uu U Dhacay Dilka 4-tii Qof Ee Lagu Laayay Jidka U Dhexeeya Boorama iyo Gabiley

0
1233

Boorama (Hargeisa Press)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo lala yeeshay waraysi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya, ayaa waxa uu kaga hadlay arimo door ah oo ay ka id yihiin, Waxyaabihii sababay Burburkii Xisbigii UDUB, Cidii ka danbaysay iyo arrinta saami qaybsiga.

Sidoo kale, Daahir Riyaale ayaa ka hadlay doorashooyinkii uu qabtay wakhtigii uu Madaxweynaha ahaa iyo sida ay ku suurto gashay in doorashadii golaha Wakiilada lagu galo hanaankii hore.

Dhinaca kale, Daahir Riyaale ayaa ka waramay sidii uu u dhacay falkii foosha xumaa ee Afarta qof Loogu dilay jidka u dhexeeya Magaalooyinka Boorama iyo Gabiley iyo Talaabadii uu qaaday ka madaxwayne ahaan wakhtigaasii.

 

Hoos ka daawo muuqaalka wareysiga oo dhamaystiran

Hargeisa Press Desk/Boorama Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here