Daahir Riyaale Kaahin oo Mideeyay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Awdal

0
965

Boorama (Hargeisa Press)- Madaaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta qasriga uu ka degan yahay magaalada Boorama kulan kulann qaatay Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Salaadiinta gobolka Awdal.

Ujeedka Kulankan uu Madaxweynihii hore Somaliland la qaatay Madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta Awdal ayaa ku aadan sidii ay u midoobi lahaayeen dhamaan Madax-dhaqameedka Awdal.

Hargeisa Press Desk/Boorama Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here