Kulan Muhiimadiisu ahayd Xoojinta Xidhiidhka, Xogta iyo Xoolaha oo Guddida Heer...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Kulan abaabulan oo galabta ka qabsoomay xarunta qasriga Madaxtooyada JSL,ayaa markii  kulankaasi soo dhamaaday waxaa Saxaafada uga  warbixiyey  Xoghayaha Golaha Wasiirrada...

Wasiir Abgaal Isaga ayay Hadalada Deelqaafku Ku Badnaa Oo Uu Madaxweynaha Wasiirka Uu U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — "Umada Somaliland Igama ay Baran Hadalo Deelqaaf ah Balse Wasiir Abgaal Isaga ayay Hadalada Deelqaafku Ku Badnaa Oo Uu Madaxweynaha Wasiirka...

Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Oo Tababar U Soo Xidhay Shaqaaleeda Oo La Xidhiidha Hab-...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda arimaha dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaqaalaha wasaaraddaasi u qabatay kulan aqooneed lagu baraayo Habmamuuska lagu  Qaabilo Wufuuda Caalamka ee socdaaladda...

Aas Qaran Oo Wariyihii Weynaa Ee Axmed Xasan Cawke Loogu Sameeyey Magaalada Wajaale Iyo...

0
Wajaale, (HargeisaPress) — Waxa magaalada Wajaale maanta si heer qaran ah loogu aasay alle haw naxariistee marxuun Axmed Xasan Cawke, oo ka mid ahaa...

Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dowlada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta ansixyay Xeerka shaqaalaha Dowlada oo ay hore wax ka bedel ugu soo sameeyeen golaha Guurtidu. Fadhigii 25aad...
Xisbiga Waddani

Xilliga Uu Qabsoomayo Shirweynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani oo La Shaaciyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyay xilliga uu qabanayo shirkiisa gollaha dhexe. Sidaana waxa warbaahinta u sheegay maanta Cismaan Af-gaab...

Jabuuti: Ciidamadda Maraykanka Oo Bad-baadiyay Kalluumaysato Reer Somaliland

0
Berbera (HP): Ciidamadda dawladda Maraykanka ee  ku sugan dalka Jabuuti ayaa bad-baadiyay afar qof oo  kalluumaysato ahaa oo reer Somaliland ah, kadib markii Doonnidii...

Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Ku Hurgufay Farjaamo

0
Nairobi (Hargeisa Press): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha DFS inuu colaad aan joogsi lahayn ku hayo Somaliland. Colaadahaasi...

UCID oo Madaxweynaha U Soo Jeediyey Inuu Kala Diro Goleyaasha Deegaanka

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Warqad furan toos ugu diray Madaxweynaha Somaliland, waxaanu u soo jeediyey inuu kala diro Goleyaasha...

Wiil 14 Jir ah Oo Laba Kalyood Taagan Yihiin Mudo Sanad Iyo Toban Bilood...

0
HargeisaPress —Wiil 14 Jir ah Oo Laba Kalyood Taagan Yihiin Mudo Sanad Iyo Toban Bilood ah Ayey Hooyadii Oo Danyar Ahi Ku Dul Dhibaateysan...