Aas Qaran Oo Wariyihii Weynaa Ee Axmed Xasan Cawke Loogu Sameeyey Magaalada Wajaale Iyo Masuuliyiin ka Qayb Gashay + SAWIRRO

0
885

Wajaale, (HargeisaPress) β€” Waxa magaalada Wajaale maanta si heer qaran ah loogu aasay alle haw naxariistee marxuun Axmed Xasan Cawke, oo ka mid ahaa haldoorka saxafiiyinta Somaaliyeed, kaas oo ku geeriyooday magaalada Jig Jiga ee dalka Ethiopia.

AASJJ

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

marxuunka ayaa lagu aasay beer uu aabihii ku lahaa magaalada Wajaale oo ku aasan yahay, waxaana Β aaska marxuunka ka qayb galay Β madax kala duwan oo ka socota dawlada Somaliland iyo ismaamulka somalida Ethiopia.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here