Xisbiga Waddani oo Xil U Magacaabay Sheekh Saleebaan
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheekh Saleebaan Siciid Cali u magacaabay gudoomiyaha xisbiga Waddani ee gobolka Saaxil, sida lagu...
Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Diblomaasiyadeed Ee Labada Dal
Nairobi (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadahadal ah magaalada Nairobi kula yeeshay dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta, kuwaas oo...
Jabhadii Gobolka Awdal oo Ka Noqotay Mowqifkoodii
Boorama (Hargeisa Press)- Ergooyin isugu jira Aqoonyahano, Oday dhaqameed iyo Masuuliyiin xukuumada Somaliland ka tirsan ayaa maanta ku guulaystay inay soo afjaraan koox dhawaan...
Faysal Cali Waraabe oo Ku Dhawaaqay Shir Wadatashi Ah
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga hadley muranka ka taagan xubnaha cusub ee...
Sheekh Saleebaan oo Looga Yeedhay Xarunta Dambi-baadhista Somaliland Ee C.I.D-da
Hargeisa (Hargeisa Press) – Sheekh Saleebaan Siciid Cali, Agaasimihii hore ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ee xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in looga...
Madaxweyne Biixi oo Socdaal Ku Tagaya Dalka Kenya
Nairobi (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu socdaal ku tago magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.
Madaxweyne Biixi ayaa...
Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo loo Doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland
Garoowe (Hargeisa Press)- Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa guddoomiye cusub u doortay Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil isaga oo ka guuleystay labo musharax kale...
Jilaaga Caanka Ah Ee Akshay Kumar oo Dhaawacmay
Mumbai (Hargeisa Press)- Jilaaga caanka ah ee jila filimada dalka Hindiya, Rajiv Hari Om Bhatia, oo ay Soomaalida u taqaano Akshay Kumar ama Mastar...
Barlamanka Puntland oo Maanta Dooranaya Gudoomiye Cusub
Garoowe (Hargeisa Press)- Maanta Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe lagu qabto doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo ay ku tartamayaan ilaa saddex...
Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oo Shaaciyay Xilliga Ay Dhacayso Doorashadu
Jigjiga (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo maalmahanba ku sugnaa dalka Itoobiya, gaar ahaan Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida,...