Xisbiga Waddani oo Xil U Magacaabay Sheekh Saleebaan

0
1333

Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheekh Saleebaan Siciid Cali u magacaabay gudoomiyaha xisbiga Waddani ee gobolka Saaxil, sida lagu sheegay warqad qoraal ah oo ka soo baxday xisbiga Waddani oo uu ku saxeexan yahay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ah gudoomiyaha xisbigaasi.

Sheekh Saleebaan Siicid Cali ayaa hore u ahaa Agaasimihii Wasaarada Diinta iyo Awqaafta xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo.

Warqada Magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee xisbiga Waddani ayaa u dhignayd sidan:-

Hargeisa Press Desk/ Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here