Nin Soomaali Ah oo Muddo 5 Maalmood Ah Lagu La’yahay Canada

0
Edmoton (Hargeisa Press) – Waxaa magaalada Edmoton ee waddanka Canada, ayaa waxaa muddo 5 maalmood ah lagu la'yahay Nin Soomaaliya ah oo lagu magacaabo Cali...

Xisbiyadda Somaliland oo Kuraas U Qoondeeyay Haweenka iyo Beelaha La Hayb Sooco

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Saddexda xisbi qaran ee Somaliland UCID, WADDANI iyo KULMIYE, ayaa heshiis rasmi ah ka gaadhay arrinta beelaha la hayb-sooco iyo Haweenka. Waxaanay...

“Waxaan kula dar-daarmayaa bulshadda talaalka in ay qaataan”…

0
Hargaysa (Hap): Xukuumadda Somaliland ayaa bulshadda kula dar-daarantay in ay si buuxda u qaataan talaalka caavuqa Coronavirus. Xili uu wadamo badan oo caalamka ah si...

Banaanbax Muujinaya Rajo-dhigidii Ugu Weynayd ee Wiilashada Dhalinyarada hargeysa + Fariin ay u direen...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Jawiga, Dareenka iyo Shucuurtooduba waa ay bedelnayd, Naawilaada rajadooda wadaaga noloshana waxay muujiyeen inay qawadeen.Waa wiilal dhalinyaro ah oo tiro ahaan...

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada, Eedaymo Kulul-na Usoo Jeediyey...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Suldaanka guud ee salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay qabsoomida doorashada madaxtooyada somaliland oo  wakhtigii ay dhaci lahayd muran ka...

Caalamka oo Markale Ka Gaabiyay Tilmaamidda Dhinaca Diidan Xalka Khilaafka Laascaanood

0
New York (Hargeisa Press)- Golaha Amaanka ee Qaramadda Midoobay oo ka hadlay xalka khilaafka magaalada Laascaanood, ayaa markale ka gaabiyay tilmaamida dhinaca diidan xal...

Cali Khaliif: “Anigu Bariga Dagaalbaan Ku Hayay oo Jabhad Ayaan Ahaa…”

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Prof: Cali Khaliif Galaydh oo ah Madaxda Khaatumo oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay xaflad ay ku qalalin jebinaysay Arday,...

Somaliland: War-murtiyeed Laga Soo Saaray Xeerka Xuquuqda Caruurta

0
Hargeisa (HP): Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska JSL ayaa maanta soo gebagebaysa xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta. Kulan xeerkaasi lahu faaqidayay oo laba maalmood ka...
Cabdi Axmed Nuur (Gurey)

Agaasimihii Hore Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland oo Geeriyooday

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Alle ha u naxariistee waxaa saaka magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku geeriyooday Agaasimihii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland...
WHO iyo Wasiirka caafimaadka Somaliland

WHO oo Qalab Caafimaad Ku Wareejisay Xukuumadda Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa wasaarada caafimaadka Somaliland ku wareejisay qalab shaybaadh oo ka kooban 8500 oo ah qalabka...