Xisbiyadda Somaliland oo Kuraas U Qoondeeyay Haweenka iyo Beelaha La Hayb Sooco

0
1782

Hargeisa (Hargeisa Press)- Saddexda xisbi qaran ee Somaliland UCID, WADDANI iyo KULMIYE, ayaa heshiis rasmi ah ka gaadhay arrinta beelaha la hayb-sooco iyo Haweenka.

Waxaanay sadexda xisbi qaran ku heshiiyeen in ay murashaxiintoodda xubno ugu daraan Haweenka iyo Beelaha laga tirrada badan yahay.

Heshiiskaasi oo ay maanta soo saareen xisbiyadda qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay in 3 xubnood ay axsaabtu ugu daraan beelaha la hayb-sooco iyo 18 xubnood oo Haween ah.

Warka heshiiskaasi oo nuqul ka mida uu soo gaadhay Warbaahinta Hargeisapress, ayaa u dhignaa sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here