Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Magaalada Buuhoodle oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac

0
Buuhoodle (Hargeisa Press) - Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal culus oo u dhexeeya laba beelood uu halkaasi...

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo Dad Ka Soo Bad-baadiyay Fooq Dab Qabsaday

0
Hargeysa (Hargiasa Press)- Ciidanka Dab-demiska ayaa xalay soo bad-baadiyey 14 Qof kadib markii uu dab qabsaday fooqii ay degenaayeen. Xalay abaaro 02:30 habeenimo waxaa uu...

Akhriso Nuxurka Warsaxaafadeed: Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Ka Soo Saaray Xasan Waraabe Cade

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Maydhane ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray maanta, waxa uu si weyn ugu...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Kormeeray Goobaha Kaadh-qaadashada Ee Degmooyinka Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku-xigaanka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) iyo xubno saraakiil ah oo xisbiga ka tirsan oo uu...

Muranka UCID: Gar Waa Loo Wada Islaam Murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen Muran iyo Mad-Madow...

0
Doqonniimo kugu baahday baan, cidi dabiibayne Duulkii inkaar qaba jinbaa, daasadaw tumo e Dab markuu bakhtiyo meel kalaa, dogob ka qiiqaaye Waagii dilaacaa naxdimo, dihin la sheegaaye Dul...

Muran Weyn Oo Ka Taagan Sidii Hawl-Galka Nabad-Ilaalinta Qaramada Midoobay Loogu Kordhin Lahaa Sharciyo...

0
Nariobi, (HargeisaPress) —Hawlgalka Nabad-ilaalinta Qaramada Midoobay ayaa la isku khilaafay, kaddib markii dowladaha Ruushka, Senegal iyo Masar ay diideen in qorshe guryahooda loogu celiayo...

Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Furay Qayabo Ka Mida Jidka Isku Xidha...

0
Ceergaabo,(HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland C/laahi Abokor Cismaan  ayaa furay 42 KM oo ka mid ah jidka isku xidha Gobolada Togdhheer...

Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Diiwaangalintii Waqooyiga Magaalada Hargeysa Iyo Fariin Uu U...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Aadan Siiro ayaa ka hadlay diiwaangalintii waqooyiga magaalada hargeysa waxaana uu fariin u direy xukumadda Somaliland iyo dadwaynaha deegaanadaasi.                   Halkan hoose ka...

Laascaanood: Tababar Loo Qabtay Maamuleyaasha iyo Macalimiinta Dugsiyadda Saddex Gobol

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa tababar u furay maamuleyaal iyo macalimiin ka ka kala socday saddex gobol. Tababarkaasi oo ka...

Somaliland Oo Tacsi U Dirtay Dawladda Tunisiya Iyo Shacbi Weynaha Dalkaasi.

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal...