Madaxweyne Biixi oo Ciidamada Milateriga Ku Amray Inay Talaabo Ka Qaadaan Beelaha Ku Diriraya...
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo diriri ku dhex martay Deggaanka Dhabar-Dalool...
Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland oo Ka Hadlay Dagaal Beleedka Degmada Xudun
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay dagaal beeleedka ka dhacay degmad Xudun ee gobolka Sool oo...
Mareykanka oo Danjire Cusub U Soo Magacaabay Soomaaliya
Washington (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa shalay danjire cusub u magacaabay Soomaaliya, kaasi oo marka la ansixiyo baddali doona danjire Donald...
Sool: Dagaalka Dhabar-dalool oo Faraha Ka Baxay iyo Ergo Nabadeed oo Lagu Dilay
Laascaanood (Hargeisa Press) – Ugu yaraan inta la ogyahay hada 17 ruux ayaa ku dhintay dagaal beeleed saaka dib uga bilaabmay ceel biyood lagu magacaabo...
Khasaare Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Galbeedka Magaaladda Hargaysa
Hargaysa (HP):Saddex qof ayaa ku dhaawacmay shil gaadhi oo maanta ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanka Makhaayadda Innanta iyo kaantaroolka Gelbeed ee dhinaca galbeed...
Shirkadda Sahamiye Foundation Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Somaliland
Hargaysa (Hargeisa Press): Shirkadda Sahamiye foundation ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay agab caafimaad oo qaybo badan isugu jira.
Qabakaasi ayaa ka koobnaa 1...
Wejiga Labaad Dhismaha Jidka Laascaanood iyo Kalabaydh Oo La Bilaabay
Laascaanood (HP): Dhismaha jidka isku xidhaya magaalooyinka Laascaanood iyo Kalabaydh ee gobolka Sool ayaa maanta dib loo bilaabay, kadib markii uu muddo hakad ku...
Itoobiya oo Somaliland Siisay Deeq Waxbarasho
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland ayaa waxa ay deeq waxbarasho ka heshay dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya, Sida lagu sheegay war ka...
Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Ka Dhacay Degmada Holhol Ee Gobolka Sool
Holhol (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya degmada Holhol ee gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu maanta ka dhacay dagaal sababay...
Maxay Salka Ku Haysaa Xiisadda Erdogan iyo Mario Draghi?
Ankara (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii weerar ku qaaday ra’iisal wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi sababo la xidhiidha inuu ugu...