Wasaaradda Macdanta Oo Qabatay Kulan Lagaga Tashanayo Yaraynta Khataraha Korontadda

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa qabatay kulan  lagaga wada tashanayo sidii looga  faa’iidaysan lahaa mashruuc la xidhiidha yaraynta Khataraha addeegyadda korontada...

Roobab Ka Da’ay Saylac Oo Xanibay Gawaadhida Xamuulka iyo Shaqadii Kastamka

0
Saylac (Hargeisa Press): Roobab xoogan oo maalmahan ka da’ay deegaamo ka tirsan gobolka Selel ayaa xanibaad iyo dhibaato ku keenay shaqadii maamulka magaaladda iyo...

Kenya Oo Somaliland Ka Taageeraysa Tira-koobka iyo Xog Ururinta

0
Nairobi (Hargeisa Press): Dawladaha Somaliland iyo Kiiniya, ayaa iska kaashanaya tira-koobka  dadka iyo tababaradda kor loogu  qaadayo aqoonta bulshadda. Kadib markii kulan arrintaasi la xidhiidha...
Biixi iyo Farmaajo

Madaxweynaha Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Barakicinta Shacabka Muqdisho iyo Damaca Farmaajo

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay xaaladdaha cakiran ee dhanka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, Barakicinta...

Laascaanood: Ururka Kaalmee Kuwan Oo Raashin U Qaybiyay Danyar iyo Agoomo

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Ururka Kaalmee Kuwan ayaa maanta magaaladda Laascaanood  raashin ugu qaybinay 200, oo qoys oo isugu jiray Agoomo iyo danyar kale. Qoysaskan danyarta...

Jidka Isku Xidha Kalabaydh iyo Wajaale Oo Daadad Waxyeelo Gaadhsiiyeen

0
Gabiley (HP): Roobab xoogan oo maalmahan ka da'ayay gobolka Gabiley ayaa waxyeelo soo gaadhsiiyay jidka isku xidha Kalabaydh iyo Wajaale. Waxaanay roobabkaasi bur-buriyeen qaybo ka...

Somaliland: Booliska Oo Ka Hadlay Murashaxiin La Xidhay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Taliska guud ee ciidamadda booliska Somaliland ayaa ka hadlay xadhig maalmihii u danbeeyay lagula kacay xubno ka mida murashaxiinta doorashooyinka ee...
Madaxweyne Biixi

Madaxweyne Biixi oo Gaadhay Berbera, Xadhiggana Ka Jaray Mashaariico Kala Duwan

0
Berbera (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Madaxweynaha...
Liibaan Cusman Baqarre

Wiil Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada Minneapolis

0
Minneapolis (Hargeisa Press) – Waxaa xalay lagu dilay xaafadda Cedar ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota wiil Soomaali ah oo ka mid ahaa shaqaalada...

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Xaaladaha Cakiran Ee Dalkiisa Ka Taagan

0
Muqdisho (HP): Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladihii cakirnaa ee colaadees iyo siyaasadeed ee maalmahan ka taagnaa magaaladda Muqdisho. Waxaanu sheegay in ay...