Agaasimaha Radio Mustaqbal Oo Ka Warbixiyay Bur-bur Loo Gaystay Xaruntii Idaacadaasi

0
Muqdisho (HP): Ciidamo ka tirsan kuwa dawladda federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay maanta bur-buriyeen xafiiska idaacadda iyo telefishanka gaarka loo leeyahay ee...

“Waxaa naga go’an ka shaqaynta doorasho xor ah heshiisna lagu yahay”…

0
Baydhabo (Hargeisa Press): Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha cakiran ee amni darro iyo siyaasadeed ee ka taagan dalka Soomaaliya...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xaaladaha Taagan

0
Muqdisho (HP): Guddiyada hirgelinta doorashooyinka dalka Soomaaliya  ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay galabta gaadheen maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug sidoo kalena uu taageeray Ra'iisul wasaare...

Guddoomiyaha Xisbiga Wadda Jir Oo U Riyaaqay Go’aankii Raysal Wasaare Rooble

0
Muqdisho (HP): Guddoomiyaha xisbiga Wadda jir C/raxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo dhaweeyay maamul goboleedyaddii qaatay go’aankii ay kaga hor yimaadeen colaadii maalmahan ka taagnayd...

Go’aankii Maamuladda iyo Galmudug Hirshabeele Oo La Soo Dhaweeyay

0
Muqdisho (HP): Hogaamiyayaasha mucaaradka ee Soomaaliya ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aanka ay maamullada Galmudug iyo Hirshabelle ay kaga soo horjeesteen muddo kordhintii...

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Canbaareeyay Murashaxiin Lagu Xidhay Sool

0
Laascaanood (HP): Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa uga digay haayadaha nabadgeliyadda in aanay banaanayn in la xidhi karro xubno ka tirsan murashaxiinta xisbiyadda. Kadib markii gobolka...

Gabiley: Khasaare Ka Dhashay Guri Dab Qabsaday

0
Gabiley (HP): Dab ka kacay guri ku yaalla magaaladda Gabiley ayaa dhaliyay khasaare dhibaato nafeed iyo khasaare hantiyeed. Gurigaasi uu dabku qabsaday ayaa gebi ahaanba...

Raysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Dagaaladdii Ka Dhacay Muqdisho

0
Muqdisho (HP): Raysal wasaaraaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay dagaaladii xalay ilaa shalay ka dhacay magaaladda Muqdisho. Waxaanu sheegay inuu aad...

Daawo: Beeralayda Awdal Oo Soo Bandhigay Khudaar Noocyo Fara Badan ah

0
Baki (HP): Qaar ka mida beeralayda gobolka Awdal ayaa soo bandhigay noocyo fara badan oo kala duwan  oo khudaar ah oo ka soo go’ay...

Turkish Airlines Oo Duulimaadyo Toosa Ka Bilaabaysa Somaliland

0
Istanbul (Hargeisa Press): Shirkadda diyaarradaha ee Turkish Airlines ayaa shaacisay in ay duulimaadyo cusub ka bilaabayso caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Waxaanay Hargaysa ka mid noqonaysaa...