Boorama oo laga xusay 65 guuradii ka soo wareegtay Xornimada Somaliland + SAWIRRO

0
727

Boorama (HargeisaPress) Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo ๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐ข๐ข ๐Ÿ”๐Ÿ“๐š๐š๐ ee kasoo wareegtay, markii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimada ka qaadatay, gumaystihii Ingiriiska ๐Ÿ๐Ÿ” ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ”๐ŸŽ-kii ayaa caawa lagu qabtay magaalada Borama.

Munaasibada xuska 26-ka juune ayaa waxa ka qeyb-galay, Maayarka magaalada Borama Mudane Maxamuud Sheekh Ibraahim Muuse, Badhasaabka Gobolka Awdal, Muxumed Xasan Jaamac, Madax-dhaqameedka Gobolka, Haween iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here