Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka Xog-waramay Shirar Caalami ah oo uu Kaga Qaybgalay Dalka...

0
Hague,(HargeisaPress) — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Aadan Xaaji Cali Axmed iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa shirara kala duwan oo caalami...

Taliye Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Ka Degay Muqdisho iyo Taliska Ciidanka oo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Taliska ciidanka Dabdamiska Somaliland, ayaa war ka soo saaray wararka sheegay in Taliye ku xigeenkii ciidanka Dabdamisku uu tagay magaalada Muqdisho. War-murtiyeed...

Daawo Sawirada Qaabkii Magaalada Hargeysa Looga Xusay Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18-May Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Magaalo madaxda Hargeisa ayaa maanta  looga dabaaldegay  si weyn oo farxadeed, Munaasibada 18 may oo ah maalin qarankan Somaliland ku qaali ah...

Xildhibaanada Gabiley Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuumad Xil,Cibaado Maax Cilmi.

0
GABILEY(HargeisaPress)- Maamulka gobolka gabiley iyo guud ahaan xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley ayaa dhamabaal tacsi ah udiray qoyskii iyo qaraabadii, shacabka gobolka iyo golaha...

Dagaal Maanta Buq-dharkayn Ku Dhexmaray Shacabka iyo Kooxaha Huwanta

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in maanta uu dagaal ku dhexmaray kooxaha Huwanta, iyo bulshadda degaanka Buq-dharkayn ee gobolka Sool. Waxaana la sheegay...

Madaxweyne Biixi oo Gaadhay Magaalada Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, Sida lagu...
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Khalad Weyn Ku Tilmaamay Nashqadda Cusub Ee Diyaaradda Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dib u habaynta lagu sameeynayo taalada...

Kulanka Mayor ku Xigeenka Caasimada Hargeysa iyo Madaxda Magaalada Bristol + SAWIRRO

0
Bristol, (HargeisaPress) — Mayor ku Xigeenka Caasimada Somaliland Xildhibaan Cabdicasiis Cagoweyne oo uu Weheliyo Safiirka Wareega ee Somaliland Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed iyo xubno...

Fadeexad Dul Hoganaysa Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress — Ceeb iyo fadeexad weyn ayaa ka dhalatay kadib markii Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa uu ku kacay fal aad u fool...

BOORAMA: ASTAANTA HORUMARKA IYO AQOONTA Qakinka: Axmed Cisman Batuun

0
BOORAMA, (HargeisaPress) — Waxaa i weheliya saaxiibbo aanu isku mihnad nahay oo aanu ka wada tirsanahay wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland,waa nimcaan axmed dagaal...