Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Khalad Weyn Ku Tilmaamay Nashqadda Cusub Ee Diyaaradda Hargeysa

0
1065
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dib u habaynta lagu sameeynayo taalada Diyaaradda ee magaalada Hargeysa.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu sidoo kale hadley nashqada cusub ee xukuumadu u samaysay Diyaarada, isagoona sheegay in khalad weyni ku jiro naqshada diyaaradaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here