Ciidamada Booliska Somaliland oo Toogtay Libaax Xalay Ka Baxsaday Beer Xayawaannada Lagu Xannaaneeyo

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa toogtay Libaax xalay ka baxsaday beer xayawaannada lagu xannaaneeyo oo ku taalla magaalada Hargeysa. Xilli uu da'ayay...

Gabadh Uu Si Xun U Cunay Libaaxii Waran-cadde oo Cisbitaalka Hargeysa La Tacaalayo

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Cisbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa ayaa waxaa la soo gaadhsiiyay Gabadh uu dhaawacay mid ka mid ah Libaax lagu xanaaneeyo...

Somaliland: “135000, oo qof ayay sanadkan saamaysay abaar iyo biyo la’aan”…

0
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in abaar iyo biyo la’aan  oo sanadkii tegay dabayaaqadiisii iyo horaantii sanadkan dalka ka dhacay ay saamayn xun...

Haweenka Gabiley Oo Taageerro Buuxda U Muujiyay Murashax Cabash

0
Gabiley (HP): Waxaa xalay magaaladda Gabiley ka qabsooontay munaasibad ay haweenka gobolka Gabiley taageero ugu muujinayeen murashaxC/qaadir Muxumed Guuleed (Cabash). Murashax C/qaadir Guuleed, ayaa u...

Masaajidadda Laascaanood Oo Loo Qaybiyay Af-Saabka Lagaga Gaashaanto Covid-19

0
Laascaanood (HP): Wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa masaajidadda magaaladda Laascaanood u qaybisay Af-xidhka lagaga gaashaanto caabuqa Coronavirus. Waxaana Af-xidhyadaasi u qaybiyay masaajidadda Laascaanood isku-duwaha...

Kenya oo Dib U Dhigtay Go’aanka Ay Ku Xidhayso Xeryaha Qaxootiga

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dib u dhigtay xidhitaankii xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma ee ay ku jiraan qaxooti...

Dugsi Sare Oo Laga Hirgelinayo Faroweyne Oo La Dhagax Dhigay

0
Faroweyne (HP): Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo sayniska Somaliland oo uu wegelinayay murashax C/laahi Gavmo-dheere, ayaa maanta dhagax dhigay dugsi sare oo ay yeelanayso degmadda...

Mid Kamid Ah Libaaxyadii Warancade oo Baxsaday iyo Laba Qof oo Uu Dhaawacay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wararka hada na soo gaadhaya ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhawayd uu baxsaday mid ka mid ah Libaaxyadii Siyaasi Cali...

Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Sheegtay In Shaqaaluhu Fasax Noqon Doonaan Maalinta Sabtida Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hay’adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in shaqaaluhu fasax yihiin maalinta sabtida, iyada oo guddida hay’adda shaqaalaha dawladdu...

Madaxweyne Biixi oo Kormeeray Biriij-yada Cusub Ee Laga Hirgelinayo Dooxyada U Dhexeeya Hargeysa iyo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka soo guryo noqday safar shaqo oo uu ku tegay magaalada Berbera ee xarunta...