Gabadh Uu Si Xun U Cunay Libaaxii Waran-cadde oo Cisbitaalka Hargeysa La Tacaalayo

0
1221

Hargeisa (Hargeisa Press) – Cisbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa ayaa waxaa la soo gaadhsiiyay Gabadh uu dhaawacay mid ka mid ah Libaax lagu xanaaneeyo gudaha magaalada Hargeysa, iyadoona xaaladeeda dhakhaatiirtu la tacaalayaan.

Libaaxan oo uu lahaa Siyaasiga Cali Warancade ayaa caawa fiidkii ka fakaday goobtii lagu xanaanaynayay isagoona si xun u dhaawacay laba qof oo shacab ah.

Hadaba mid ka mid ah ehelada labada qof ee uu dhaawacay Libaaxaasi ayaa ka hadlay sida ay wax u dhaceen iyo qaabkii uu Libaaxaasi u dhaawacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here