Hargeysa: Korneyl Doolaal oo maanta Cafis Madaxweyne Lagu sii daayay

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Waxaa maanta xabsiga Hargeysa laga sii daayey Korneyl Korneyl Jaamac Doolaal oo hore Maxkamadda Ciidamdada Millateriga Somaliland ay ugu riday xukun...

Sirdoonka Itoobiya oo Fashiliyay Kooxo Doonayay In Ay Carqaladeeyaan Doorashada

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Sirdoonka dalka Itoobiya ayaa waxaa ay fashiliyeen kooxo doonayay in ay carqaladeeyaan ammaanka doorashada ee dalkaasi. Waxaa sidaasi lagu sheegay...
Ekrem Imamoglu

Maxay Tahay Arrinta Lagu Haysto Duqa Istanbul?

0
Istanbul (Hargeisa Press) – Dacwad oogayaasha dalka Turkiga, ayaa baadhitaan ku billaabay duqa magaalada Istanbul Ekrem Imamoglu oo loo haysto dhaqan “xushmad darro ah”...

Al-Shabaab oo Caawa Weerar Culus Ku Qaaday Garoonka Diyaaradaha Ceelwaaq

0
Ceelwaaq (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in Ururka Al-Shabaab ay caawa weerar culus ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha...

Xukuumadda oo Maal-gelinaysa Arday Muhindisiin Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland, ayaa shaacisay in ay maal-gelin dhaqaale siinaysayo Arday muhindisiin ah oo waxka barta Dugsiyadda sare...

Madaxweyne Cagjar Oo Baabuur Guddoonsiiyay Wiil Dhalinyaro Ah

0
Jigjiga (HP): Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa maanta gaadhi guddoonsiiyay Guuleed Ibraahim, oo ah Wiil degan magaaladda Jig-jiga. Wiilkani uu madaxweyne...

Maali: Haweeney Umushay Sagaal Caruur ah Oo Mataano ah

0
Rabat (HP): Haweenay magaceedda la yidhaahdo Xaliima Ciise, oo da’deedda lagu sheegay 25 jir ah ayaa mar qudha Umushay mataano sagaal carruur ah, kuwaasoo...

D/Hoose Ee Berbera Oo Lacago Guddoonsiisay Dhalinyaro Ku Guulaystay Mashaariic

0
Berbera  (HP): Dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa maanta lacago guddoonsiiyay  dhalinyaro ku guuleystay mashaariic loogu  tallo galay horumarinta Kalluumaysiga. Lacagtani  oo dhammayd 16,000 oo...

Qaybtii Labaad Ee Shaqaale Ka Tirsan Dowladda oo Galay Imtixaankii Shaaqlaysiinta

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Hay’adda shaqaalaha dowlada Somaliland, ayaa maanta imtixaan ka qaaday qaybtii labaad ee shaqaalaha dowlada, iyadoo imtixaankaasna looga fadhiistay dhammaan gobolada...

Heshiis Laga Gaadhay Ciidamadii Qalalaasaha Ku Yimid Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu gaadhay heshiis lagu soo afmeeray qalalaasihii ka dhashay mudo kororsigii Farmaajo ee 25-kii bishii April...