Berbera (HP): Dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa maanta lacago guddoonsiiyay dhalinyaro ku guuleystay mashaariic loogu tallo galay horumarinta Kalluumaysiga.
Lacagtani oo dhammayd 16,000 oo dollar ayaa lakala guddoonsiiya laba kooxood oo ka mid ah dhallinyaradii u soo tartantay mashaariicdaasi lagu horumarinaayo dhaqaalaha maxalliga ah ee degmada Berbera iyo horumarinta kalluumaysiga ee gobolka Saaxil.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.