Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Shirkadda Integrated Shipping Services

0
Hargeisa (Hargeisa Press): Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay in rugsadii ganacsi lagala noqday shirkadda Integrated Shipping Services. Kadib markii shirkadaasi lagu caddeeyey in ay ku xad-gudubtay...

Qalabka La Socodka Saadaasha Hawadda Oo Lagu Wareejiyay Wasaaradda Beeraha

0
Hargeisa (HP): Haayadda duulimaadyadda iyo madaarrada ee Somaliland ayaa maanta wasaaradda beeraha ku wareejisay qalab ay hore haayadu ugu shaqaynaysay. Qalabkaasi oo loogu tallo galay...

Loolanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada oo Sii Xoogaystay iyo Wararkii U Dambeeyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, waxa ka socda Ololaha Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Xisbiga Muxaafidka iyo Xukuumaddiisa oo wada jiraa...

Dhalinyarrada Berbera Oo Mar Kale Ku Celiyay Tabashadoodda Shaqo La’aaneed

0
Berbera (HP): Dhalinyaradda ku nool magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa mar kale ku celiyay cabashadda ay ka qabaan qaabka loo qaadanayo shaqaalaha...

Tartanka Gabayada oo Buuhoodle Ka Bilaabmay

0
Buuhoodle (Hargeisa Press) – Waxaa maanta Magaaladda Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn si rasmi ah uga billowday tartanka Gabayada. Tartankan gabayada oo ka furmay xarunta...

Oomaar Company Oo Ka Qayb Qaadatay Ololaha Nadiifinta Dooxa Hargaysa

0
Hargeisa (HP): Shirkadda ganacsiga ee Oomaar International Company ayaa maanta si weyn uga qayb qaadatay wejiga labaad ee ololaha nadiifinta dooxa magaaladda Hargaysa. Waxaana ololahaasi...

Olole Nadaafadeed Oo Laga Fuliyay Magaaladda Burco

0
Burco (HP): Waxaa maanta xaafadaha kala duwan ee magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer laga fuliyay olole nadaafadeed. Ololahaasi nadaafadeed oo uu ku baaqay maayarka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Rabshadaha Koonfur Afrika iyo Tirada Dhimashada oo Korodhay

0
Johannesburg (Hargeisa Press) – Dowladda Koonfur Afrika, ayaa Arbacadii dalbatay 25,000 oo AAskari oo lagu xakameeyo rabshadaha ka socda dalkaas oo galay maalintii toddobaad,...

“Adduunyada oo dhammi waxay innagu ammaantay doorashadii 31-kii May”…

0
Hargeisa (HP): Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in beesha caalamku inagu ammaantay doorashadii dalka ka qabsoontay 31-kii May, sidii...

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Wakhtiga La Furayo Garroonka Berbera

0
Hargeisa (HP): Maamulaha haayadda Duulimaadyada iyo Madaarada Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan Cumar Sayid, ayaa ka hadlay Cabashooyin ka yimid Shaqaale cusub oo  loo qaadanayo...