Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiista Ku Xukuman Denbiyadda Fudud

0
408

Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,  waxa uu wareegto madaxweyne Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista ku xukuman dembiyada fudud ee xabsiyada dalka ku xidhan.
Sidaasina waxaa lagu sheegay wareegto uu maanta soo saaray madaxweyne Biixi.

Wareegtadaasina waxay u dhignayd sidan:

 

 

Cafiskan waxa fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyada oo la raacayo liiska Maxaabiista.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here