Xildhibaano Ku Fashilmay Doodaha Ka Socda Golaha Wakiilada Iyo Qaar Isku Muujiyey..Warbixin Gaar Ah
Hargeisa—Xildhibaano Ku Fashilmay Doodaha Ka Socda Golaha Wakiilada Iyo Qaar Isku Muujiyey..Warbixin
https://youtu.be/XsWnm4NBL-w
Wejiga Saddexaad Ee Talaalka Covid-19 Oo Laga Daah-furay Laascaanood
Laascaanood (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ka daah-furtay wejigii saddexaad ee talaalka caabuqa Covid-19.
Talaalkaasi oo noqonaya kii...
Wasiirka Maaliyadda Oo Gabiley Ka Daah-furay Barnaamijka PFM-ka
Gabiley (HP): Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa maanta magaaladda Gabiley ka daah-furay barnaamijka lagu tababarayo shaqaalaha mashruuca PFM ka ee horumarinta iyo maamulka maaliyadda.
...
“Aad baan ugu mahad celinayaa wasiirka iyo agaasimaha guud waxay ahayd Warran”…
Hargaysa (HP): Agaasimaha idaacadda qaranka somaliland ee Radio Hargeisa Axmed (Axmed-shiine), ayaa masuuliyiinta wasaaradaasi ku bogaadiyay dedaalka ay u galeen sidii dalka loo keenni...
Somalilad: Kulan Ku Saabsan Siyaasadda Beeraha Oo Hargaysa Ka Furmay
Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Rooble Cabdi Muuse, ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay kulan-hawleed Lagaga hadlayo siyaasadda heer qaran...
Wejiga Labaad Ee Talaalka Covid-19 Oo Ka Bilaabmaya Somaliland
Hargaysa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in dhawaan dalka laga bilaabayo wareegga labaad ee talaalka xanuunka Coronavirus kaasoo daba socda wejiyadii hore ee...
Qiimaha Maceeshada oo Kor Ugu Kacay Suuqyada Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press) – Qiimaha Maceeshada, ayaa kor ugu kacay suuqyada Somaliland, taas oo saamayn ku yeelatay dadka danyarta ah ee marka horeba la...
Wasiirka Gaadiidka oo Ka Xog-waramay Mashaariicda Horumarinta Waddooyinka
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Waddooyinka ee Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa maanta hortegey Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida,...
Dowladda Eritrea oo Si Kulul Uga Jawaabtay Xayiraada Mareykanku Ku Soo Rogay Taliyaha Ciidamadeeda
Asmara (Hargeisa Press) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Eritrea, ayaa si kulul uga jawaabtay cunaqabateyn Mareykanku ku soo rogay Taliyaha guud ee ciidamada dalkaasi, kadib...
Mareykanka oo Xayiraad Ku Soo Rogay Taliyaha Ciidamada Eritrea & Kaalintii Dagaalka Tigray oo...
Washington (Hargeisa Press) – Dowladda Mareykanka, ayaa xayiraad ku soo rogtay Taliyaha Ciidamada dalka Eritrea oo loo haysto kaalintii uu ku lahaa tacadiyo ka...