Dowladda Eritrea oo Si Kulul Uga Jawaabtay Xayiraada Mareykanku Ku Soo Rogay Taliyaha Ciidamadeeda
Asmara (Hargeisa Press) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda Eritrea, ayaa si kulul uga jawaabtay cunaqabateyn Mareykanku ku soo rogay Taliyaha guud ee ciidamada dalkaasi, kadib...
Mareykanka oo Xayiraad Ku Soo Rogay Taliyaha Ciidamada Eritrea & Kaalintii Dagaalka Tigray oo...
Washington (Hargeisa Press) – Dowladda Mareykanka, ayaa xayiraad ku soo rogtay Taliyaha Ciidamada dalka Eritrea oo loo haysto kaalintii uu ku lahaa tacadiyo ka...
Kulan Hada Muqdisho Uga Socda Midowga Musharaxiinta Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada
Muqdisho (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ay sheegayaan in hada kulan xaasaasi ahi uga socdo magaaladaasi Midowga Musharaxiinta Mucaaridka...
Idaacado FM Ah oo Lagu Rakibayo 8 Magaalo oo Ku Yaalla Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, ayaa maanta soo bandhigtay Idaacado FM ah oo lagu rakibayo 8 magaalo oo ku...
Taalibaan oo Sheegtay In Ciidankeedu Hareereeyen Kooxda Ahmed Massoud
Kabul (Hargeisa Press) – Taalibaan, ayaa maanta sheegtay inay dagaal-yahanadeeda ay hareereeyen maleeshiyada muqaawamada ah ee ku sugan Dooxada Panjshir, balse ay doonayaan wada-hadal,...
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Culimada Ansaaru-sunna
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan...
Nin Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada London
London (Hargeisa Press) – Waxaa xaafadda Leyton ee magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu dilay Nin Soomaali ah.
Ninkan Soomaaliga ah, ayaa gelinkii dambe ee...
Wasiir Koore oo Ka Digay In Dalka Lagu Soo Hago Cadowga
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa ku baaqay in dalka loo tudho oo aan lagu soo hagin cadawga.
Wasiir Koore,...
Waalidiinta iyo Ardayda Jaamacadda Barwaaqo oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay Jaamacaddaasi
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddiga sarre ee Dusiga Abaarso iyo jaamacadda Barwaaqo oo ay weheliyaan Ardayda waxka barata jaamacadda iyo Dusgigaasi iyo Waalidiintooda oo...
Kenya oo Somaliland Ka Caawinaysa Tayeynta Waxbarashada
Nairobi (Hargeisa Press) – Dowladda Kenya, ayaa waxaa ay dowladda Somaliland markii ugu horeysay ka caawinaysaa dhanka Waxbarashada.
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland,...