Wasiirka Deegaanka Oo Qaabishay Wefti Ka Socday Midawga Yurub
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaacil Baandare, ayaa maanta kulan la qaatay wefti ka socday ururka...
D/Hoose Ee Boorama oo Fulisay Hawl gal Waddo Banayn ah
Boorama (HP): Dawladda hoose ee degmadda Boorama ayaa maanta xaafado ka mid ah magaaladaasi ka fulisay hawl gallo lagu banaynayay Waddooyin xidhmay oo ay...
Guddiga Heer Qaran Ee Maaraynta iyo Ka Hor Tagga Covid-19 Oo Fariin U Diray...
Hargaysa (HP): Guddiga heer qaran ee maaraynta iyo ka hor taga xanuunka Coronavirus ee Somaliland ayaa ugu bulshadda ugu baaqay in ay ka feejignaadaan...
Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Oo Tababar U Furtay Xildhibaanadda G.Wakiiladda
Hargaysa (HP): Wasaaradda xidhiidhka goleyaaaha iyo arrimaha datsuurka ee Somaliland ayaa tababar u furtay xildhibaanadda golaha Wakiiladda.
Tababarkaasi ayaa ku saabsan barashadda dastuurka Somaliland iyo...
Jaamacadda Nugaal Oo Daah-furtay Kuliyad Cusub Oo Waxbarasho
Laascaanood (HP): Jaamacadda Nugaal ee magaaladda Laascaanood ayaa maanta daah-furtay kulliyadda xalinta cilaadaha iyo khilaafaadka.
Kuliyadaasi oo ay jaamacadu ku soo kordhisay kuliyadihii ay hore...
“Waxaan kula dar-daarmayaa bulshadda talaalka in ay qaataan”…
Hargaysa (Hap): Xukuumadda Somaliland ayaa bulshadda kula dar-daarantay in ay si buuxda u qaataan talaalka caavuqa Coronavirus.
Xili uu wadamo badan oo caalamka ah si...
Guddoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda Oo Hor Tegay Golaha Wakiiladda
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha haayadda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa maanta hor tegay golaha Wakiiladda.
https://youtu.be/3k1ewdlIFZ4
Waxaanu sharaxaad iyo faahfaahin ka siiyay qabyo- qoraalka Xeerka Shaqaallaha Dawladda.
Iyadoo ay...
Daraasad Lagu Hubinayay Tayadda Biyaha Ay Wershaduhu Sifeeyaan Oo La Soo Bandhigay
Hargaysa (HP): Waxaa maanta magaaladda Hargaysa lagu soo bandhigay Daraasad lagu eegayey Tayada biyaha Mooya-sixada ee ay soo wershaduhu soo saaraan.
Kulankan...
Somaliland Oo Shaacisay Inay Si Xawli ah U Korodhay Tiradda Dhimashada Covid-19
Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay todobaadkii u danbeeyay ay sare u kacday kiisaska iyo faafitaanka xanuunka CoronaviruWasirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Cumar C/laahi...
“Waa in la soo celiyo barnaamijkii qanci dadkaaga si bulshadu loogu soo bandhigo waxyaabaha...
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa ku taliyay masuuliyiinta xukuumadda ee xilalka haya looga baahan yahay in waxyaabaha ay u...