Guddoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda Oo Hor Tegay Golaha Wakiiladda

0
404

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha haayadda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa maanta hor tegay golaha Wakiiladda.

Waxaanu sharaxaad iyo faahfaahin ka siiyay qabyo- qoraalka Xeerka Shaqaallaha Dawladda.

Iyadoo ay xildhibaanadii fadhiga joogay su’aallo la xidhiidha xeerka shaqaalaha ka waydiiyeen guddoomiyaha haayadda shaqaalaha dawladda.


Qabyo-qoraalka Xeerka Shaqaallaha Dawlada ayaa hore loo ansixiyay, isla markaana ay lkn Gollaha Guurtidu kaabis iyo wax ka badal kooban ku sameeyeen.


Fadhiga maanta ee golaha Wakiiladda oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha golahaasi C/rasaaq Khaliif Axmed, ayay xildhibaanadu su’aallo kulul ka waydiiyeen guddoomiyaha haayadda shaqaalaha dawladda qabyo-qoraalka xeerka shaqaalaha dawladda.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here