Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Jawaabay Dhaliilo Uga Yimid Xukuumadda

0
Hargaysa (HP): Xoghayaha Guud ee xisbiga mucaaardka ah ee WADDANI ayaa farriin u diray madaxweynaha Somaliland ugana digay kala qaybinta bulshada iyo qorshihii hore...

“Hadaan shaqadayda ka soo bixi waayo dadkii I doortay ayaan dib ugu celinayaa talladda”…

0
Hargaysa (HP): Maayarka caasimadda Hargaysa ayaa sheegay in haddii uu ka soo bixi waayo shaqadda dawladda hoose ee loo doortay in ay masuuliyadda iska...

Dugsi Xukuumadda Somaliland Ka Hirgelisay Laascaanood Oo Wasaaradda Waxbarashadda Lagu Wareejiyay

0
Laascaanood (HP): Maamulka gobolka Sool, ka degmadda Laascaanood ayaa maanta wasaaradda waxbarashadda ku wareejiyay dugsi waxbarasho oo ay xukuumadda Somaliland ka dhistay xaafadda Shacabka...

Sool: Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigtay Harimacad Si Sharci Darro ah...

0
Laascaanood (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyigs ee Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigtay afar Harimacad oo ka doonayay in si sharci darro...

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Masuulin Ka Socday UK+ Sawirro

0
Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay masuulin ka kala socday xafiiska horumarinta mashaariicaha dalka UK,  iyo shirkada Trade...

“Dhalinyaradda waxbartay waa in ay noqdaan kuwo aan maskaxdoodda la caayi Karin”…

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa ku booriyay dhalinyaradda mutacalimiinta ah ee reer Somaliland in ay noqdaan kuwo ka shaqeeya...

Ciidamadda Somaliland Oo Qabatay Koox Ajaanib ah Oo Ku Hawlanaa Daabicista Lacaggo Foojeri ah

0
Hargaysa (HP): Ciidamadda laanta socdaalka iyo ilaaladda xuduudaha ee Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay xubno ajaanib ah oo la sheegay in ay ku...

Soomaaliya: Khilaafka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Rooble Oo Cirka Isku Shareeray

0
Muqdisho (HP): Waxaa cirka isku sii shareeray khilaafka u dhexeeya madaxweynaha iyo raysal wasaaraha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo afar iyo labaatankii saacadood...

Somaliland Oo Itoobiya Ku Wareejisay Baabuur Dhawaan Laga Soo Dhacay Jigjiga

0
Tog-Wajaale (HP): Masuuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa maanta baabuur dhawaan laga soo dhacay dalka Itoobiya ku wareejiyay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Baabuurkaasi oo noociisu ahaa...

Suldaan Madaxweynaha Uga Mahad Celiyay Magacaabista Wasiirka Cusub Ee Khaarejiga

0
Hargaysa (HP): Suldaan Barre Xaaji Xuseen, oo ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa madaxweyne Biixi ku hanbalyeeyay magacaabista wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland. Waxaanu...