“Hadaan shaqadayda ka soo bixi waayo dadkii I doortay ayaan dib ugu celinayaa talladda”…

0
437

Hargaysa (HP): Maayarka caasimadda Hargaysa ayaa sheegay in haddii uu ka soo bixi waayo shaqadda dawladda hoose ee loo doortay in ay masuuliyadda iska dhiibayaan dadkana ay dib ugu celinayaan.

C/kariin Axmed Mooge, ayaa tilmaamay in hawsha shaqo ee uu ka hayo dawladda hoose Hargaysa ay tahay mid aad u weyn, isla markaana baaxadeedda leh oo uu habeen iyo maalin ba shaqeeyo.

Maayarka Hargaysa, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay munaasibad ay ku qalin jabinayeen boqolaal arday ah oo ka qalin jebiyay jaamacadda GOLLIS faraceedda magaaladda Hargaysa.

 

DAAWO: Maayar Mooge Oo Arrimahaasi Ka Hadlaya:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY