Carwada Ganacsiga Hargeysa Oo Kulmisay Shirkaddo Waddani Ah iyo Kuwo Ajaanib Ah Oo Caasimadda...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Carwo Ganacsi oo ay ka qayb qaadanayaan ilaa 40 shirkadood oo wadani ah iyo labaataneeyo kala yimid Djibouti , Yeman, Syria iyo...

Diyaarado Dagaal oo mar kale Duqeeyay Caasimadda Dalka Liibiya ee Tripoli + SAWIRRO

0
Tripoli,(HargeisaPress) — Diyaarado dagaal oo aan la ogeyn ayaa maanta mar kale duqeeyay magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya, kaddib markii kooxo hubeysan ay...

Somaliland: Kulan Qasriga Madaxtooyada Ku Dhexmaray Hogaamiyeyaasha Mucaaradka ah iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland ayaa kulan saacaddo badan qaatay la yeeshay Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Qaranka iyo gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka, kulankaasi ayaa lagaga wada hadlayay Xeerarka...

Carwada Ganacsiga Hargeysa oo Maanta ka furmaysa Caasimadda Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Carwada Ganacsiga Hargeysa, ayaa maanta ka furmaysa magaalada Hargeysa, iyadoo shirkaddo aad u badani ka qaybqaadanayaan. Carwada Ganacsiga Hargeysa oo ah Tii 3aad...

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay ka hortagto askareynta Carruurta

0
Nairobi,(HargeisaPress) — Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha askareynta carruurta iyo colaadaha ayaa ugu baaqday dowladda Somalia inay ka hortagto in askar laga dhigto carruurta...

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Kormeer Kadis Ah Ku Soo Indho-indheeyay Xarunta Dawladda Hoose Ee...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa galinkii hore ee maanta kormeer kadis ah oo aan hore loo sheegin ku tagay Xarunta Dawladda...

Somaliland: Maayarka Gabiley Oo Hor Tagay Guddida Illaalinta Hantida Qaranka Wakiilada, Kana Hadlay Mooshin...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maayarka Degmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta Xarunta Golaha Wakiilada kulan kula qaatay Guddida ilaalinta Hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa. Kulanka...

Ma Dhaba Gudoomiyaha Wakiilada Somaliland Ahna Gudoomiyaha Wadani Oo Codsaday In Golaha Wakiilada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi (ciro) ayaa ka codsaday golaha guurtida somaliland in mudo 5 sano ah loo kordhiyo madaama...

Somaliland: Gudida Ilaalinta Hantida qaranka Oo Goleyaasha Deegaanka Ku Eedeyay Lunsiga Hanti badan.

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in Golayaasha deegaanka ee Gobolada iyo Degmooyinka dalka...

Goleyaasha Deegaanka Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Loogu Fasaxay Fadhiyadda Aan Caadiga ahayn

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Goleyaasha deegaanka ee dalka ayaa dhamaantoodba si isku mid ah u soo dhaweeyay go’aankii uu wasiirka daakhiliga Somaliland Cali Warancadde ku fasaxay...