Carwada Ganacsiga Hargeysa oo Maanta ka furmaysa Caasimadda Hargeysa

0
1069

Carwada4

Hargeysa,(HargeisaPress) — Carwada Ganacsiga Hargeysa, ayaa maanta ka furmaysa magaalada Hargeysa, iyadoo shirkaddo aad u badani ka qaybqaadanayaan.

Carwada Ganacsiga Hargeysa oo ah Tii 3aad ee lagu qabto Somaliland, Carwadan ayaa maanta ka furmaysa Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Carwada Ganacsi ayaa waxa soo qabanqaabiyay shirkadda xayaysiisyada samaysa ee Asal, waxaana Carwadan ka qaybgalaya ganacsato ka kala socota Somaliland , dalka Djibouti iyo dadweyne tiro badan oo danaynayay ka qaybgalkeeda.

LA SOCO WARARKA CARWADA ..

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here