Madaxweynaha dalka Djibouti oo isku day dil ka badbaaday

0
Djibouti :- Wararka ka imanaya Dalka Djibouti ayaa sheegaya in ay  toogasho ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Djibouti, xili uu madaxweynaha dalka Djibouti Ismail...

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo 283-Habeen Kadib Xayiraaddii Ka Qaadday Wargeyska HUBAAL

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa muddo Sagaal Bilood iyo Dheeraad ah kadib xayiraaddii ka qaadday Wargeyska Hubaal oo kasii bixi jirey Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Magacaabay Masuul Cusub

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Gudoomiyaha Golaha wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Cirro) ayaa dhawaan u magacaabay Suleymaan Cabdisitaar Dubad Agaasimaha Waaxda Cilmibaadhista, Laybareeriga iyo Xogta ee...

Kooxda Boko Haram oo Dalka Nigeria kaga Dhawaaqday Dowlad Islaami ah

0
Hargeisa Press — Kooxda Boko Haram ayaa ku dhawaaqday dowlad Islaami ah oo maamuli doonta magaalooyinka Waqooyi-bari ee dalka Nigeria ku yaalla, halkaasoo ay...

Xildhibaan U Sharaxan Maayarka Gabiley Oo Ucid Ku Eedeeyay Inay Hor Taagan Yahay Qorshe...

0
Gabiley,(HargeisaPress) — Xildhibaan Iid Xasan Cabdi, oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha degaanka Gabiley ayaa Sheegay in Xildhibaano Ucid ugu jira Golaha degaanku marin habaabinayaan...

Somaliland: Wasiirka Ganacsiga Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Xarunta Ganacsiga GOOGAA Oo Ah Qayb...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Shirkadda Dollar Store, ayaa maanta qayb ganacsi oo cusub ka furatay Magaalada Hargeysa. Waxaa xadhiga ka jaray Daahfurka goobtaasi Wasiirka Ganacsiga Somaliland...

Af-hayeenka Xildhibaanadii Mooshinka Ka Dhanka Ah Maayarka Gabiley Oo Jawaab Mug Iyo Miisaan Leh...

0
Gabiley, HargeisaPress) — Af-hayeenka Xildhibaanadii Golaha Deegaanka Gabiley ee 22/08/2014kii doortay Gudoonkooda cusub ee ay yeelanayaan Golaha Deegaanka Gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyey...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Kadis Ah Ku Tagay Magaalo Xeebeedka Berbera

0
Berbera, HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland ayaa nabad qab ku gaadhay Magaalada Berbera ee xarunta Saaxil ka dib socdaal uu galabnimadii maanta kaga soo kicitimay...

Xukuumadda Somaliland Oo Ku Guulaysatay Inay Dib U Soo Ladqabayso Siyaasiga Fu’aad Aadan

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xukumadda Somaliland, ayaa wada hadal ka dib ku guulaysatay inay dib u soo ladqabayso Lataliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee gobolada bari ee Somaliland Fu’aad...

Somaliland: War Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibeddu ka soo saaray Socdaalkii Nicholas Kay ee Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Jamciyadda Quruumaha ka dhexaysa, Nicholas Kay, ayaa booqasho lagu marti-qaaday ku yimi Somaliland toddobaadkii la soo...