Guddida Qabanqaabada Shirweynaha 5-aad Ee SOLJA Oo 3 Xubnood Iska Casishay iyo Wakhtiga Shirka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddida qabanqaabada Shirweynaha 5-aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsoomayo Shirweynahaasi. Guddida oo Shir...

Gabiley: Dooxa Agamsaha Oo Beeralaydii Ka Aasay 8 Ceel Biyood Ilaa 50 Ceelna Gabyanadii...

0
Gabiley, (HargeisaPress) — Dooxa Agamsaha Ee Dhinaca Bari Kaga Beegan Degmada Gabiley Ayaa Beeralaydii Deegaankaas Ka Aasay Ceelashii Biyaha Ay Kaga Waraabin Jireen Bustaanada...

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay Kana War-bixiyay Shir Balaadhan Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi ciro  ayaa maanta dalka dib ugu soo...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Geeridii Godane ku Tilmaamay Guul weyn

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhimashadii hoggaamiyaha Al-shabaab, Axmed Cabdi Ow-Maxamuud Godane, isagoo sheegay in...

Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Faahfaahiyey Miisaaniyadda 2015-ka iyo Meelaha Mudnaanta La Siiyay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo faahfaahin ka bixiyey Miisaaniyadda sanadka 2015-ka ayaa sheegay in Sanadkan mudnaanta la siiyey Doorashooyinka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Shaaca ka qaday inay Wadahadalada Somaliland kula jiran sii Xoojinayaan

0
MUQDISHO, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo xalay ka jawaabayay su’aalo ay ay shacabku weydiinayeen ayaa xusay inay xoojinayaan wadahadalka ay Somaliland...

Guddida Wakiilada U Qaabilsan Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Wasiirka Macdanta Ka Xog-waraystay Dhakhliga Heshiisyada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddida ilaalinta Hantida qaranka iyo Dabagalka Musuqmaasuqa u qaabilsan Golaha wakiilada Somaliland, ayaa xog-waraysi ku saabsan Miisaaniyadda Wasaaradda Macdanta iyo Lacagaha...

Hormadii U Horaysay Ee Xujaaj Ah Oo Maanta Ka Dhoofay Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Dufcaddii u horaysay ee tagaysa Xajka ayaa maanta ka dhooftay Madaarka Hargeysa. Xujaaj tiradoodu gaadhayso 350 Qof ayaa maanta dhoofay. Dayaaraddaha...

Wasiir Xirsi Oo Dardaaran iyo Duco Iskugu Daray Ardayda Ka Qalin Jabisay Jaamacaddaha

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa hadalo Bogaadin iyo dardaaran iskugu jira u jeediyay Ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda...

Somaliland: Labada xisbi Mucaarad oo Qaadacay Diiwaan-gelinta ay Xukuumaddu Waddo

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xisbiyadda mucaaradka ayaa maanta sheegay in ay qaadaceen diiwaangelinta madaniga ee xukuumaddu qabanaysay.Labadda xisbi mucaarad oo kulan ku yeeshay xafiiska xisbiga...