Ololaha Cashuur Ururinta: Xaddiga Cashuurta Saxaafadda Ku Waajibtay + Qalalaasaha Yemen Oo Saameeyay Ku...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta oo kulan wadajir ah yeeshay shalay, ayaa shaaciyey in ololaha cashuur-ururinta oo laga bilaabay dalka ay sabab u...
Ciidanka Booliska Oo Xabsiga u Taxaabay Guddoomiye Xarun Xuquul Insaan Oo Hargeysa Ku Taalla
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga u taxaabay Guddoomiyihii Xarunta Xuquul Insaanka Human Rigth Center Guuleed Axmed Jaamac.
Sida wararku sheegayaan Guuleed, ayaa...
Madaxeyne Ku-xigeenkii Ciraaq oo lagu dilay Waqooyiga dalkaas
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Dalka Ciraaq; ahaana gacan-yarihii madaxweynihii hore ee Ciraaq Sadaam Xuseen iyo hogaamiye milatari, Cisad Ibraahimi Al-Duuri oo si dhuumaaleysi...
Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Sagootiday 15-Ka Mid ah Hawl-wadeenadeeda Oo Deeq Waxbarasho Ugu Baxay...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa Maanta Sagootiday 15-arday oo kamid ah Hawlwadeenadeeda, kuwaas oo Deeq Waxbarasho ka Helay...
Isbahaysiga Mucaaradka Oo Ka Hadlay Shir Ay Qabsanayaan iyo Qodob Sharci Oo Wakhtiga Doorashada...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Labada Xisbi Mucaarad Ucid iyo Waddan iyo Madasha wadatashiga oo shir jaraa’id wada jir ugu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa ku dhawaaqay inay...
Guddida dhismaha Jidka Balligubadle Ilaa Hargeysa oo Amaanay Hawsha Laga Qabtey Waddada DAWGA-CAD, Kuna...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida dhismaha Jidka DAWGA-CAD oo ay wehelinayeen Guddida dhismaha Jidka Hargeysa ilaa Balligubadle, ayaa Khamiistii dorraad kormeer ku maray Jidka DAWGA-CAD iyo...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Saaray Qabanqaabada Xuska 18-ka May
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/MG/241-3185/042015 ku magacaabay Guddida Qaban-qaabada Xuska 18...
Daawo Muuqaal: Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland oo Qadosharaf u sameeyey Cuqaash Salaadiinta iyo Waxgaradka...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada Warshadaha Somaliland uu ka jeediyey madashii qadosharafta ahayd ee uu uqabtey haldoolka gobolka gabiley runtii ujeedadi kulankan aanu uqabtey waa...
Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho...
MOGADISHU, Somalia — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo wafti uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin wasiirka dastuurka, wasiirka gadiidka, kan...
Somaliland oo ka Jawaabtay hadalkii kasoo Baxay Midawga Yurub ee Qisaastii Lixda Qof
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay maanta hadalkii ka soo yeeray ururka Midowga Yurub ee Somaliland kaga dalbanayeen inay joojiyaan...