Samaale iyo Abiib Timacad Oo Ka Soo Laabtay Socdaal Xukumaddu Indho Feejigan Ku Haysay
Hargeysa, (HargeisaPress) — Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Abiib Diiriye Nuur (Timacad) ayaa toddobaadkan dalka ku soo laabtay ka dib markii ay muddo laba bilood...
Cilmi-baadhis: Lo’da Gallayda Cunta oo Laga Helo Caano iyo Subag Caafimaad Badan
HargeisaPress —Lo’da la quudiyo gallayda ama arabikhida (maize) iyo midhaha geed la yidhaa linseed, ayaa la ogaaday in laga helo subag iyo caano caafimaad...
Yemen: Diyaaradaha Dagaalka Sucuudiga oo Duqeyn ku Dilay Dad Soomaali ah
Cadan, (HargeisaPress) — Diyaaradaha dagaalka isbahaysiga Sucuudigu hoggaaminayo, ayaa la sheegay inay duqayn ku dileen dhowr qof Soomaali ah oo ku sugnaa magaalada Cadan ee...
Kooxda Boko Haram oo Weerartay Masaajid iyo Makhaayad ay Dad badan oo Muslimiin ahi...
HargeisaPress — Kooxda Boko Haram ee ka Dagaallanta Dalka Nigeria ayaa xalay weerar ku qaadday Masjid iyo Makhaayad laga afurayay oo ku taalla magaalada...
Hogaanka Isbahaysiga Mucaaradka Oo Xukumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay Inay Heshiis Midnimo La Gashay Somalia...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hogaanka ugu sarreeya Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland, ayaa xukumadda ku dhaliilay waraaqo sir ah oo muujiyay in Xukumaddu heshiis midnimo la gashay...
Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay Dhibaatooyin ku Gedaaman wacyigalinta Diiwaangalinta Doorashooyinka
Hargeysa, (HargeisaPress) —Suxufiyiinta Somaliland waxa uu walaac balaadhan ka muujinayaa in hawlihii ay warbaahintu qaranka u haysay ee ahayd wacyigalinta ay la wareegaan hay’addo...
Daawo Muuqaal: Dr Maxamed C/Laahi Cumar Oo Luuqad Adag Iskaga Difaacay Eedo Wasiirka...
Hargeysa, (HargeisaPress) — “Waxaan Cadaynayaa inaanay jirin haba-yaraatee, isagaa haa iyo maya laga wada hayaa Wasiir Xirsi, waxa muuqata in Xirsi uu dawladdan jirta...
Daawo Muuqaal: Garoonka Kubada Cagta Ee Hargeysa Stadium Oo Taariikhda Markii Ugu Horeysay Roogii...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Garoonka kubada cagta ee magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay la dhigay rooga cagaaran ee loogu talo galay in lagu ciyaaro...
Guddoomiyaha Madasha Oo Xaqiijiyay Inay Dacwad Ka Gudbiyeen Masuuliyiin Xukumadda Siilaanyo Ka Tirsan iyo...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland, Xasan Guure Jaamac, ayaa xaqiijiyay inay dacwad Ingiriiska uga gudbiyeen masuuliyiin xukumadda Siilaanyo ka tirsan...
Daawo Muuqaal: Hay’adda Muslim Aid oo Deeq u Qaybisay Qoysas Danyar ah
Hargeysa, (HargeisaPress) —Hay’adda samafalka ah ee muslim Aydh ayaa maanta raashin u qaybisay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku dhaqan caasimada...