Shirweynaha Cimilada Adduunka Oo ka Furmaya Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska

0
Paris, (HargeisaPress) — Kulan lagu doonayo in lagu gaadho heshiis wax looga qabanaya is-badalka cimilada ayaa ka furmay magaalada Paris ee dalka France; waxaana...

Falanqayn: Siyaasadda ugu Habboon ee La Gudboon Xubnaha Isbahaysiga Murashaxiinta ee Lagaga Guulaystay Tartankii...

0
Maqaal hore ugu soo baxay wargeysyada Jamhuuriya (Axad, 22.Nov.2015, Vol.24, Cadadka 5923), Foore (Isniin, 23.Nov.2015,Vol.4 Cadadka 800aad) iyo Hubaal waxaan ku falanqeeyay arrimihii sababay...

Hargeysa: Darawal Gaadhi Jiidhsiiyay Askari Taraafik Ah + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Galinkii hore ee Isniinta maanta ayuu nin Taraafik ah Gaadhi Vitz ah ama bulshadu u taqaan DUKHAAN-ka ahi ku jiidhay Badhtamaha...

Wefti Somaliland Ah Oo Nairobi Ku Tagay Socdaal Qaramada Midoobay Agaasintay Iyo Mawqifka Somaliland...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Xukumadda Somaliland ayaa ka hadashay mawqifkeeda dagaallada dhawaanahan ka dhacayay magaalada Gaalkacayo ee u dhexeeya maamulada Somalia ee Puntland iyo Galmudug, waxaanay...

Xisbiyadda Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Danjire ka Socday Dawladda Turkiga + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Guddoomiyeyaasha xisbiyadda KULMIYE iyo WADDANI Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga dawladda Turkiga u...

Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo $50,000 ugu tabarucday Xabaalaha Waqooyiga Hargeysa

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa ugu tabarucday Xabaalaha Waqooyiga ee Hargeysa lacag dhan $50,000 oo lacagtan oo ay shirkaddu...

Qurbe Joogta Somaliland Ee Ingiriiska Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Mulkiilaha SUMMER Time Group +...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Qurbe joogta reer Somaliland ee cariga Ingiriiska gaar ahaan magaalada London ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay ganacsadaha dhalinyarada ah ee Siciid Sheekh...

Gudoomiyaha Ururka Samafalka ee Tawfiiq Oo nooga Waramay Ururkiisa iyo nolosha Soomaalida ku dhaqan...

0
HANOVER, (HargeisaPress) —  Guddoomiyaha  Ururka Samafalka ee Tawfiiq Abdikariim Mohamed Mohomed (Abdikariim Qorgaab) ayaa isaga oo jooga Wadanka Germany  nooga xog waramay waxqabadkii ururka...

Isbarbar Dhiga Laba Warbixinood oo Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiiladu ka Faafiyeen Wasaarada...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Si faahfaahsan uga Falcelisay Warbixin ay Gudi hoosaadka Ilaalinta iyo daba galka Hantida Qaranka ee...

Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Maanta Mar Kale Dhexmaray Ciidamada Puntland Iyo...

0
Gaalkacayo , (HargeisaPress) — Ugu yaraan 7 qof ayaa dhintay, in kabadan 30 kalena way dhaawacmeen, kadib markii maanta mar kale dagaal uu magaalada...