Isbarbar Dhiga Laba Warbixinood oo Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiiladu ka Faafiyeen Wasaarada Warfaafinta + Muuqaal

0
790

HARGEISA, (HargeisaPress) —Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Si faahfaahsan uga Falcelisay Warbixin ay Gudi hoosaadka Ilaalinta iyo daba galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladdu ku dhaliileen Waajibaadka Wasaaradda Warfaafintu iyo Sida ay uga Hawl gasho Gobolalda Iyo Degmooyinka Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here