Khasaaraha Qaraxii Muqdisho ka dhacay oo Kordhay iyo Al-shabaab oo Sheegatay +...

0
MUQDISHO, (HargeisaPress) —Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 13 qof  oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray qarax ka...

Taliyaha Laanta Socdaalka oo si adag u beeniyey inuu X. Cabdi Waraabe Geeriyooday.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf(Ina-cambaro), ayaa beeniyay guud ahaanba Warar been abuur ah oo lagu sheegay in uu Geeriyooday...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir (1956kii – 1987kii) Qalinka: Boobe...

0
"Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Komishanka Doorashooyinka,Afarta Taliye Ciidan, Wasaaradaha,Gaashaandiga Iyo Arrimaha Gudaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta (19.12.2015) kulan la qaatay Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Afarta Taliye Ciidan, Wasaaradda...

Berbera: Askarigii Taliyaha Dilay Oo La Xukumay Iyo Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay...

0
BERBERA, (HargeisaPress)  — Magaalada Berbera  Maxkamadda derejada kowaad ee ciidammada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Cabdirizaaq Maxamed Kheyre...

“Xukuumaddu way ka Hor-tagaysaa Kooxo Rabshadaha iyo Qaska kawada Itoobiya” Hailemariam Desalegn

0
ADDIS ABABA, (HargeisaPress)  — Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalagn ayaa sheegay inay gacan bir ah ku qaban doonaan dad uu sheegay inay dalkiisa ka...

Abwaan Laabsaalax Oo Maanta Safar Caafimaad Dalka Dibadiisa ugu Baxay + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo dhawaan qaliin fudud loogu sameeyay magaalada Hargeysa ayaa maanta safar Caafimad ugu baxay Magaalada Istanbul ee...

Ethiopia: Oromada Oo Todobaadkii Saddexaad Mudaharaadaysa iyo ciidamo dheeraad ah oo la duldhigay ...

0
ADDIS ABABA, (HargeisaPress)  — Mudaharaado aan hore loo arag ayaa todobaadkii saddexaad ka socda dalka Ethiopia gaar ahaana qaybaha qoomiyadda Oromadu degto. Dawladda ayaa...

Boqolaal Soomaali Ah Oo Maanta Dibad-bax Cabasho Ah Isugu Soo Baxay Magaalada Erfurt Ee...

0
ERFURT, Germen (HargeisaPress) — Boqolaal Soomaali ah ayaa maanta dibad bax cabasho ah isugu soo baxay magaalada Erfurt, ee gobolka Thuringen, oo ku...

Tababare Jose Mourinho Oo Caawa laga Eryay Shaqadii Kooxda Chelsea iyadoo lagu beddelay...

0
HargeisaPress — Maamulka Sare ee Kooxda Chelsea oo Britain ka dhisan ayaa si rasmi ah maanta shaqadii uga eryay tababare Jose Mourinho, kaddib kooxda...