Abwaan Laabsaalax Oo Maanta Safar Caafimaad Dalka Dibadiisa ugu Baxay + SAWIRRO

0
1025

Hargeysa, (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo dhawaan qaliin fudud loogu sameeyay magaalada Hargeysa ayaa maanta safar Caafimad ugu baxay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

12359887_1118552968156747_2316630038028937945_n

 

Abwaanka mudo laba todobaad ha  xaalad Caafimad ugu jiray cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta duhurkii u baqoolay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaana garoonka diyaaradaha ku sii sabootiyay Fanaaniinta kooxda Xiddigaha Geeska, dadweyne kale oo ay ka mid yihiin Afhayeenkii Hore Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Wariyayaal .

12321548_1118551958156848_2786752546249564183_n

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax  ayaa ka hadlay safarka “Waxaan markaa Koowaad ugu Mahad Celinayaa ALLAHA AWOODOE LEH.. markaa Labaad Kooxdayda Xidigaha Geeska iyo Asaxaabtayda kale Ee Sida Wacan Ii Soo Sagootiyay, Waxaan Safar Caafimaad Ugu Yar baxayaa Turkey(Istanbul) . ayuu yidhi Abwaanku.

12360300_1118552068156837_4024127187231191804_n

 

 

Abwaanku, wuxuu sheegay in maalmihii uu ku jiray cisbitaalka Gargaar ay dhakhtaatiirta iyo hawlwadeenada kale ee cisbitaalku si wanaagsan ugu shaqeeyeen.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

fikirkaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here