Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa Oo Ururiyay Sameecado Ay Ka Baxaan Maxaadirooyin Iyo Nin Masuul...
HARGEISA , (HargeisaPress) —Ciidamada booliska magaalada hargeysa ayaa xalay gudaha magaalada hargeysa ka aruuriyay sameecado ku rakibnaa badhmaha suuqyada magaalada hargeysa ama goobaha bulshadu...
Daawo Muuqaal: Xildhibaan Cabdiraxmaan-dheere Oo ka Hadlay Hakinta Diiwaangelinta?
HARGEISA , (HargeisaPress) —Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ka sheegay in hakinta diiwaangelintu tahay talaabo...
Tartan Ciyaareed loogu Magac Daray Alle ha unaxariistee Wariye Ahmed Xasan Cawke Oo Lagu...
Gabiley , (HargeisaPress) — Waxa maalmahanba ka socdey tartan ciyaareed kubada cagta ah oo loogu magac darey alle ha unaxiiste wariyihii ruug cadaaga saxaafada...
Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka War Bixiyay Bilowga Dacwadda Eedasaneyaasha Shaqaaqadii Hadayta
HARGEISA , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ka war bixiyay bilowga dhegaysiga dacwadda loo haysto eedaysaneyaal u...
Munaasibad Kulmisay Badi Haldoorka Dalka Oo Lagu Daah Furay Ballaadhinta Telefishanka Caalamiga Ah...
HARGEISA , (HargeisaPress) —Munaasibad kulmisay Haldoorka Siyaasadda Somaliland qaarkood, ayaa lagu daahfuray ballaadhin lagu sameeyey Telefishanka Caalamiga ah ee Bulshotv oo hore u ahaa...
Wasiirkii Hore Ee Madaxatooyada Somaliland Oo Ka Hadlay Abaarta Xisbiyadda iyo Dawladana ugu Baaqay...
HARGEISA , (HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mud. Xirsi cali Xaaji Xasan kana mida xubnaha ugu miisaanka Culus garabka Isbahaysiga, Dimuqraadiyaddoonka ee...
Dr. Cumar Cilmi Dixood: Geesi Qaranka ka Baxay!
HARGEISA , (HargeisaPress) —Naxdin weyn ayay u ahayd Qarankeena Geerida Murugada badan ee ku timi Geesigii Hawl karka ahaa, halgamaagii madaalaha ahaa Dr. Cumar...
Waftigii Ku Sugnaa Dalka Itoobiya Ee Soo Saxeexay Heshiiskii Ay Dawlada Itoobiya Ku Isticmaalaysay...
HARGEISA , (HargeisaPress) —Waxaa galabta magaalada Hargeysa dib ugu soo laabtey isla markaana lagu soo dhaweeyey waftigii xukuumada Somaliland u soo saxeexay hishiiskii isticmaalka...
Gudoomiey Faysal Cali Waraabe Oo Ku Hanjabay Inuu Xilalka Ka Qaadi Doono Eryi-na Doono...
HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka dhawaajiyay inuu xilalka ka qaadi doono eryina doono isla markaana kala dareerin...
Daah-fur Hargeysa Loogu Sameeyey Buugga Miisaanka Maansada Ee GIBIL-XIDH Ee Uu qoray Prof. Carraale...
HARGEISA , (HargeisaPress) —Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa xalay lagu soo bandhigay buug la magac baxay “GIBIL-XIDH” oo ku saabsan miisaanka...