HARGEISA , (HargeisaPress) —Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta ka sheegay in hakinta diiwaangelintu tahay talaabo loogu danaynayo bulshada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa