Kontonkii Ardey Ee Ku Guuleystey Imtixaankii Kuliyada Caafimaadka Jaamacada Hargeysa Oo 21 Kamid ahi...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kadib markii Imtixaan laga qaadey boqolaal kamid ah Ardeyda sida gaarka ah u daneynayay in ay wax ka bartaan Kuliyada Caafimaadka Jaamacada...
Ninkii Maxaabsan Jiray Hantida Koomiishanka Doorashooyinka Ee Ku Mabay Lacagta Saxaafada Oo Markii Shaqada...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ninkii Maxaabsan Jiray Hantida Koomiishanka Doorashooyinka Ee Ku Mabay Lacagta Saxaafada Oo Markii Shaqada Laga Ereyey Munaafaqa Kula Dhex Dhacay Xafiiska Warbaahinta...
Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo la Kulmay Xubno ka socday Hay’ada...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday Ururka IFC oo ka...
Wasiirka Duulista Somaliland Iyo Taliyaha Ciidanka Socdaalka Oo Wadajir U Kormeeray Madaarka Berbera...
Berbera, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Duulista Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo socdaal ku jooga xarunta Gobolka Saaxil ee magaalada Berbera oo uu weheliyo Taliyaha...
Shirka Golaha Dhexe Ee Waddani Oo Maalintiisi Labaad Galay , Guddoomiyaha Cusub Ee Xisbigaasi...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shir weynihii koobaad ee Xisbiga WADDANI oo maalintii shalay ahayd si rasmi ah looga furay magaalada Hareysa ayaa saaka galay maalintiisii labaad...
Ingiriiska Oo Ka Jawaabay Dhawaaq Ay Somaliland Ku Sheegtay In Ka Bixitaanka Midowga Yurub...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Ingiriiska, ayaa ka jawaabtay hadal uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, kaas oo ahaa in ka bixitaanka...
Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ay Caqabadi Ka Haysato Safar Ay Ku Tagi Lahaayeen Kenya
Hargeysa, (HargeisaPress) —Komishanka Doorashooyinka ayey caqabadi ka haysataa safar u qorshaysnaa inay ku tagaan Dalka Kenya, halkaas oo ay kulan kula soo qaadan lahaayeen...
Donald Trump oo Doodiisa Caawa ee ugu dambeysa ku Casuumay Nin la dhashay Barack...
BOSTON – Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga ah ee Mareykanka, Donald Trump ayaa ku Casuumay Nin ay Walaalo yihiin - Madaxweynaha Mareykanka Barack H. Obama inuu...
Sababta 18 Okt 2016 Loo Qisaasay Amiirka Sucuudiga ah (Xogta Dahsoon)
Boqorka sucuudiga Boqor Salmaan Bin Abdilcasis ayaa amar ku bixiyey maalintii salaasada ee 18 Bisha Oct 2016 in la qisaaso Amir Turki Bin Sucuud...
Waxqabadka Xukuumadda yaa iska leh?
Si kooban marka weyddiinta kore looga jawaabo, waxqabadka xukuumadda waxa leh cidda waxqabad la'aanta leh. Sida aanay caqligal u ahayn in eedihii iyo guuldarrooyinkii...