Daawo Muuqaal: Hidaha Iyo Dhaqanka Jaamacada Timacade‏ Oo Lagu Qabtay Gabiley

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Jaamacada Time Ade ee Gabiley Ayaa Lagu Soo Gabgabeeyey Barnaamij Dhaqameed Socday 7 Caano Maal iyo Waiiro ka soo qayb galay.               Halkan hoose...

Daawo: Xildhibaan Nac Nac Oo Ka Hadlay Heshiiskii Dhex Maray Xukumadda Somaliland Iyo Shirkada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Nac-nac oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ka hadlay heshiiskii dhex maray xukumadda Somaliland iyo shirkada Dubai World ee...

Dooddayda Ugu Dambeysa Ee Maal-Gashiga Marsada Berbera.

0
HargeisaPress —Berberi Somaliland miisaan weyn oo ku dabran ammuurro siyaasi ah, kuwa dhaqaale iyo duruufo amaan ayey ugu fadhidaa. Berberi Somaliland waxay u ahayd...

Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Gabiley oo Xukumadda Siilaanyo ku Taageeray Wareejinta Dekeda Berbera.

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Qaar ka mid cuqaaasha gobalka gabiley ayaa tageertey in Dekeda Berbera  lagu wareejiyo shirkadda u qaabilsan Isu-tagga Imaaraadka dhinaca dekedaha, hadaba shirkan...

Wasaarada Duulista Oo Maanta Bulshada Somaliland u Iftiimisay Qalabka “ICAO” Somaliya Siisay Waxa uu...

0
“Qalabka Saadaasha Hawada ((Metrology) ee la geeyay Muqdisho, waa Qalab loogu talo galay Saadasha Hawada iyo Cimilada, Qalabkan mid la midhina waxa uu u...

Soomaali xadday baabuurkii Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Qallinkii: Ambassador Hussein A. Duale Awil

0
HargeisaPress — Wakhtigii aan safiirka ka ahaa Kenya waxa dhacday in Baabuur “Mercedes” ah oo uu leeyahay Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, Daniel Arap Moi, ay niman...

Shirkadda Daabacada Casriga Ah Ee SAGALJET Oo Xafiis Ka Furatay Magaalada Berbera + SAWIRRO

0
Berbera , (HargeisaPress) —Munaasibad Balaadhan oo lagu daahfurayey shirkada xaysiisyada  iyo boodhadhka casriga ah ee sagal JET qaybteeda Berbera  ayaa lagu qabtay xarunta dhalinyarada...

Dhagaysiga Dacwadda Gaadhigii Lagu Qabtay Khamriga Ee Uu Lahaa Agaasimaha Diinta Iyo Awqaafta Somliland...

0
Berbera , (HargeisaPress) —Dhagaysiga dacwadda gaadhi lagu qabtay tiro badan oo khamriya  isla markaaana gadhiga uu lahaa agaasimaha diinta iyo awqaafta somalilanda ayaa ka...

Hambalyo Maayarka Cusub ee London, Sadiq Khan Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan

0
HargeisaPress —London oo ah magaalooyinka ugu weyn uguna caansan caalamka ayaa u dooratay Sadiq Khan duqa (mayor-ka) London. Sadiq Khan waa nin Muslim ah...

Maareeyaha Dekedda Berbera Cali-Xoorxoor Oo Ka Hadley Heshiiska ay Lasoo Galeen Shirkadda DP-World Nooca...

0
Dubai , (HargeisaPress) —Maareeyaha Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed(Cali xoor-xoor), ayaa markii ugu horeysay ka hadley heshiiska Xukuumadu la...