Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Gabiley oo Xukumadda Siilaanyo ku Taageeray Wareejinta Dekeda Berbera.

0
880

Gabiley, (HargeisaPress) —Qaar ka mid cuqaaasha gobalka gabiley ayaa tageertey in Dekeda Berbera  lagu wareejiyo shirkadda u qaabilsan Isu-tagga Imaaraadka dhinaca dekedaha, hadaba shirkan jaraaid ee ay cuqaasha gobalka gabiley ku tageerayeen ayaa imanaya markii xildhabaan Siciid Cali Muuse kana tirsan golaha baarlamaanka uu shalay turay in aan haamaha shidaalka berbera aan lagu wareejin shirkadaha shidaalka iyadoo ay jiraan hadalo is burinaya oo ka imanay qaar ka mid xildhibaanada golaha baarlaamka aah hadalo isburinaya oo aanay dhinac kaliya kawada jeedin

 

Ugu horayn waxa halkaasi kahadley Chief Caaqil Dayib Cabdi Iidle Amaan isla markaana ugudbiyey isagoo ku hadlayaa afkii caaqilada gobalka gabiley udiray baaaq golaha wakiilada inuu dalkani ubaahan yahay in la maaalgashado maadma oo shaqo la,aan ka jirto dalka dhaqaaalihii aduunka usoo yaraanayo dhalinyartiii aqooonyahanka ahaydna ay tahriibayaaan oo ay lafahoodi ku dhamaadeen badaha udhuxeeya yurub iyo Africa hadaba caaqil cheid caaqil cabdi iidle amaan ayaa aad ugu dheeraday in aan la dayicin fursadaha dhaqaale ee dalka iyo dadkaba waxtarka uleh .

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here