Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Urur Diimeed Lagaga Dhawaaqay Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xoghayaha Diinta iyo Awqaafta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay Urur diimeed...

Somaliland: Qiimaha Doollarka Oo Gaadhay Halkii U Sarraysay, Silica Iyo Nolosha Adag Ee Dan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maalinba maalinta ka danbaysa kor usii kacaya sarrifka qiimaha lacagta Dollarka oo gaadhaay abid halkii ugu saraysay taas oo marba marka...

Wafti Culus Oo Ka Socda Dalka Sweden Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa wafti culus oo ka socda dalka Sweden,waxaana soo dhawayn ku qaabilay xubno wasiiro ah oo...

Waraysi Kulul Oo Lala Yeeshay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Iyo Nuxurka Su’aalaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxa lala yeeshay waraysi su’aalo lagu waydiiyey qodobo dhawr ah oo dalka ka taagan. Waxaana madaxwayne ku xigeenka qodobada su’aalaha...

Xaaladda Magaalada Laascaanood Oo Caawa Kacsan Ciidamo Tiro Badan Oo Lasoo Dhoobay Iyo Wararkii...

0
Laascaanood, (HargeisaPress) —Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in caawa xaalada guud ee magaalada Laascaanood ay kacsan...

Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Baadhitaano Ay Ka Sameeyeen Dhalinyaradii Reer Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland ayaa ka hadashay dhalinyaradii Reer Somaliland ee diyaaraddu sida arxan darada ah ugu duqaysay xeebaha Dalka Yamen,waxaana ay...

Guddoomiyaha Wargeyska Xayyiran Ee Haatuf Oo Soo Faqay Musuq-maasuqa Uu Ku Kacay Wasiirka Macdanta...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Wargeyska Xayyiran mudada saddexda Sano ah ee Haatuf Mujaahid Yusuf Cabdi Gaboobe ayaa soo faqay musuq-maasuqa uu ku kacay wasiirka...

Xuska SNM Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Mujaahid Siciid Shukri Xuseen Oo Ka Warramay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — 36 guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay ururkii dhaqdhaqaaqa Soomaaliyeed ee SNM ee sanadkii 1981-kii ayaa shalay laga xusay magaalada...

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Munaasibad loo Sameeyey Arday ka Qallinjabisay Shahaadada Heerka Labaad...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad loo sameeyey arday ka qallinjabisay Jaamacadda...

Shirkadda Telesom oo Maal-galisay Sanadkii Afraad Mashruuca Dayreelka Caruurta La Nool Xanuunka Macaanka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —ShirkaddaIsgaadhsiintaCasriga ah ee Telesom ayaa $15,000 ku wareejisay maamulka Cusbitaal Global Polyclinic, lacagtan oo ay shirkaddu ugu deeqdo xanaanaynta caruurta la nool xanuunka...