Guddoomiyaha Wargeyska Xayyiran Ee Haatuf Oo Soo Faqay Musuq-maasuqa Uu Ku Kacay Wasiirka Macdanta Somaliland, Kana Dhawaajiyey In Aanu Madaxweyne Siilaanyo Dalka Xukumin

0
1332

HARGEISA , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Wargeyska Xayyiran mudada saddexda Sano ah ee Haatuf Mujaahid Yusuf Cabdi Gaboobe ayaa soo faqay musuq-maasuqa uu ku kacay wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale,waxaana uu ka dhawaajiyey in dalka aanu xukumin madaxwayne Siilaanyo isla markaana ay xukumaan dad aan la dooran.

Sidoo kale yuusuf Cabdi Gaboobe waxa uu sharraxay sababaha loo xidhay wargeyskii Haatuf ee uu gudoomiyaha ka yahay,isaga oo sidoo kalena shaki galiyey in dalka ay ka dhacdo doorasho Xor iyo Xalaal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here