Wafti Culus Oo Ka Socda Dalka Sweden Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Scodaalkooda Oo Faah-faahin Laga Bixiyey

0
1248

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa wafti culus oo ka socda dalka Sweden,waxaana soo dhawayn ku qaabilay xubno wasiiro ah oo ka socda xukuumadda iyaga oo waftigani ay faah-faahin ka bixiyeen ujeedada socdaalkooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here